LCP image
4.0
ratings
9 MB
Size
Verified

SCREENSHOTS (8)

Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot
Screenshot

About the app

Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo. appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay. Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada. Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay. Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf.

Education

Ratings

0

0 total ratings

5

73%

4

10%

3

4%

2

3%

1

10%

REVIEWS

No reviews yet. Be the first one to review this app

Permissions

Storage: access photos, media, and files on your device

Internet: use your internet connection

Phone: make and manage phone calls

Scan to download on Indus Appstore